Dadka kasoo horjeeda Axmed Madoobe oo lagu tilmaamay Al Shabaab oo kale

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka  Soomaaliya ee Gobolka Gedo Col. Cabaas Ibraahim Gureey ayaa maanta jeediyay hadal dad badan layaab iyo amakaag ku noqday kadib markii uu Al Shabaab ku sifeeyay dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Axmed Madoobe. Sargaalkan daacada u ah Sheekh Axmed Madoobe oo maanta dadka isugu soo baxay Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo … Continue reading Dadka kasoo horjeeda Axmed Madoobe oo lagu tilmaamay Al Shabaab oo kale